Easy Somali Conversation – Cleaning the house

Welcome to another Learn Somali Conversation lesson. We called this lesson  Easy Somali Conversation – Cleaning the house. There is also a vocabulary from the lesson listed in the table at the bottom of the page.

SomaliEnglish
A: Waad ogtahay waxaa imaanaya waalidkay ciiddaan, waxaan rabaa inaan xaafadda hagaajinno, ma haysaa wakhti todobaadkaan?A: You know my parents are coming over this holiday, I need us to clean the house, do you have time this week?
B: Waan jeclahay hagaajinta lakiin, maalmahan waa mashquulay. Waxaan bilaabi karnaa bari galab, iskoolka kadib.B:  I love cleaning but, I was busy lately. We can start tomorrow evening, after school.
A: Waxaan rabaa sidoo kale in aan dhar dhaqo oo aan dukaanka aado?A:  I also need to do the laundry, and run to the store?
B: Waxaan mooday in aad aaday dukaanka shalay oo wax walba aad soo gadday.B: I thought you went to the store yesterday and bought everything.
A:  Haa wax walba waan soo gaday shalay, lakiin waxaan soo xusuustay kafee aabahay uu ka helo, in aan u keeno ayaa rabaa.A: Yes, I bought everything yesterday, but I remembered my dad’s favorite coffee, I want to get it for him.
B: Roogga wayn ee barsadda yaalla waa cusayb. In aan dhaqno ma ahan, sax?B: The big rug in the living room is new. We don’t need to wash it, right?
A:  Haa waa runtaa. Haye aan bilowno 6PM meelahaas barri.A:  Yes, you are right. Ok let’s start around 6PM tomorrow.

Easy Somali Conversation – Cleaning the house

EreyoVocabulary
BarriTomorrow
ShalayYesterday
Sidoo kaleAlso
DharCloths
DhaqoWash
DukaanStore
MoodayThought
Wax walbaEverything
GaddayBought
XusuustayRemembered
AabahayMy dad
Ka heloFavorite
WaynBig
BarsadLiving room
RuntaaRight
BilowStart
MeelahaasAround
EreyoVocabulary
Suffix: KaanThis
OgtahayKnow
imaanayaComing
WaalidParent
CiidHoliday
RabaaWant
XaafadHouse
HagaajinClean
HaysaaHave
WakhtiTime
TodobaadWeek
JeclahayLove
LakinBut
MaalmahanThese days
MashquulBusy
AadoGo
CusaybNew